My podcast show
…
continue reading
BUUNDO waa madal kulmisa dadka ka lib keenay hammigoodu iyo dadka barbilawga taagan. Waxaanan bulshada kula wadaagaan xikmad, qisooyinka yididiilo leh, aqoon, wacyi iyo tabo u shaqeeyay dadka aan ku kula sheekaysanno madashan. Ujeedadu waa in aan abuurno horseed lagu dayan karo.
…
continue reading
Sabad Caano reforestation plants project is a large scale reforestation project in Somalia that aims to restore previously forested areas that have been affected by human activities such as logging agricultural clearance development construction and firewood collection.By Mohamed abdullahi
…
continue reading

1
Episode 6: Xalqad Gaar ah | Karti & Kalsooni | Mohamed Omer
17:12
17:12
Play later
Play later
Lists
Like
Liked
17:12Xalqaddan Maxamed, wuxuu innagula wadaagayaa tabo iyo talooyin wax weyn ka tari kara ka lib keenidda hayaanka nolosheena. Marka aad ka bogato, Kusoo biir Channel-keenna, lanasii wadaag saaxiibbadaa.
…
continue reading

1
Episode 5: Xalqadda 4aad | Abdirahman Kahin | Founder, Afro Delli
56:22
56:22
Play later
Play later
Lists
Like
Liked
56:22Season 1, Xalqadda 4aad. Cabdirahman Kahin, Aasaasaha Afro Deli. Cabdiraxmaan waa ganacsade, Abaabule bulsho iyo samafale aad looga dhex yaqaan bulshada soomaalida ee Maraykanka. Sannadkan wuxuu ku guulaystay abaalmarinta ganacsiyada yaryar ee dalka Maraykanka. (US Small Business Personal Of The Year). Halkan ka bogo safarkiisa curineed, Caqabadaha…
…
continue reading

1
Episode 4: Xalqadda 5aad | Naima Mohamoud | Co-founder, ENZA HOMES - Somalia
26:11
26:11
Play later
Play later
Lists
Like
Liked
26:11Waxaan kula sheekaysanaynaa Naima Mohamud, Aasaasaha Enza Homes - Somalia. Naciima waxa aan kala sheekaysanayaa safarkooda ganacsi ee Enza Homes. Caqabadaha ay la kulmeen, fursadaha ay arkayeen, hiigsigooda iyo waxyaabo kale. Marka ka bogato, kusoo biir Channel-keenna, lana sii wadaag saaxiibbadaa.
…
continue reading

1
Episode 3: Xalqadda 3aad | Najiib Abdullahi | Co-founder, Beydan
53:39
53:39
Play later
Play later
Lists
Like
Liked
53:39Waxaan kula sheekaysanaynaa Najiib Abdullah, Aasaasaha Beydan Coffee. Najiib waxa aan kala sheekaysanayaa safarkooda curineed ee Beydan. Caqabadaha ay la kulmeen, fursadaha ay arkayeen, hiigsigooda iyo waxyaabo kale.
…
continue reading

1
Episode 2: Xalqadda 2aad | Cabdalla Sh. Axmednuur | CFO Hormuud
53:03
53:03
Play later
Play later
Lists
Like
Liked
53:03Xalqadan waxaan kula sheekaysanaynaa Cabdalla Sh. Axmednuur, Madaxa Maaliyadda ee Hormuud. Cabdalle marka hore waxa uu xalqaddan innagula wadaagayaa macluumaad muhiim ah oo ku saabsan suuqa shaqada. Intaas kedib waxa aan kala sheekaysanayaa suuqa shaqada ee Soomaaliya, fursadaha ka jira, caqabada ku horgudban dhallinyarada shaqo raadiska ah, waxyaa…
…
continue reading

1
Episode 1: Xalqadda 1aad | Abdihakim Mohamed | CEO, Hadiid Industries
36:40
36:40
Play later
Play later
Lists
Like
Liked
36:40Xalqadan waxaan kula sheekaysanayaa Cabdixakiim Maxamed, Aasaasaha Shirkadaha Xadiid. Safarka curineed ee Cabdixakiim waxaa ku jira casharo wax laga baran karo, yididiilo iyo xujooyin badhitaari kara qof kastę oo raba in uu curiyo hal-abuur guulaysta. Halkan kaga bogo qisada Cabdixakiim iyo sida uu u dhisay shirkad nooceedu innagu cusub yahay isla …
…
continue reading